Qeybtii ugu horeysay gantaalaha S-400 ee Maraykanku ka qeyliyey oo Turkiga gaartay (Sawirro)

Wasaaradda Difaaca dalka Turkiga ayaa xaqiijisay in maanta uu Jimce ah dalkaas la soo gaarsiiyey qeybtii ugu horeysay Gantaalaha Ruushku sameeyo ee difaaca Cirka S-400. Labo Dayaaradood oo nooca xamuulka ah oo milateriga Ruushka leeyahay ayaa qeybihii ugu horeeyay ee Gantaalaha S-400 ka dejiyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo duulimaadyo kale ay isla maanta … Continue reading Qeybtii ugu horeysay gantaalaha S-400 ee Maraykanku ka qeyliyey oo Turkiga gaartay (Sawirro)